ABOUT US





ABOUT US



Waxaan nahay website u qaabaysan sidii uu kaaga haqabtiri lahaa arimaha la xiriira nolosha ee ay badi ka aamusaan ama ka xishoodaan warbaahintu.


Waxaa naga go'an in aan idiin soo gudbino fikrado iyo talooyin kaalmo dhab ah kaa siinaya sidii aad u dhisi lahayd nolol farxadi ka buuxdo.


Hadday noqon lahayd sidiii aad u hir galin lahayd, bandhigi lahayd isla markaana u abuuri lahayd jacayl aan lagu guul daraysan.


Sidii aad laacib ugu noqon lahayd cayaaraha sariirta iyo qancinta macaamiisha nolosha. sidii aad u dajin lahayd marka xaaladuhu ay isku dhex darsamaan.


Marka la isku geeyo danteenu waa sidii aan kuu bari lahayn habka loo sameeyo nolol raaxo iyo farxadi ku dheehantahay. waxaan nahay no.1 websitekii u tafaxaytay soo bandhigida malabka qarsoon. 





MISSION/UJEEDO 


 Ujeedkeena koowaad waa sidii aan kaaga dhigi lahayn mid aduunka la socda isla markaana ka war haya sir walboo noloshu leedahay.




VISSION/ARAGTI


Aragtideenu waa sidee nolosha uga dhignaa mid u qalanta sida aynu jecelnahay.


MOTO/HALKU DHEG


"U dhaadhac  raaxada dhabta ah ee nolosha"













No comments:

Post a Comment